Wasiirad baaskiil ku tagtay isbitaalkii ay ku Umuli aheyd !! (Daawo Sawirada)

Haweeneyda wasiiradda haweenka ka ah dalka New Zealand ayaa baaskiil ku aadday isbitaalka si ay ugu soo umusho cunugeeda ugu horreeya, ka dib markii ay u dhammaadeen 42 isbuuc. Julie Genter oo siyaasad ahaan ka tirsan xisbiga Green Party ayaa sheegtay in ay baaskiilka qaadatay si looga soo umuliyo sababtoo ah “Ma jirin boos ku … Continue reading Wasiirad baaskiil ku tagtay isbitaalkii ay ku Umuli aheyd !! (Daawo Sawirada)